maxey inoogu dhigantahy inaan ku baraarugi weyno isbadalada aduunka ka socda ee awood sheegashada ah maxaa loo arki la,yahay siyaasi eey dhaman ku medeeysan yihiin shacab weynaha somaliyed. intaba waa su,aalo iyaab gal
aduunka heer waxa uu marayaa loo nolada sida Jungle low oo ah" sharciga duurka" dalkasta mida uu ka awood badan yahay inuu ku duulo maxaa keenay in Russia uu ku duulo ukrain sidoo kale maxaa keenay in America uu midle east uu ka sameeysto wax walbo oo maskaxdiisa ku soo dhacdo oo yiraahdo dadka phalastin waxaan urareena dalal kale maxaa keenay in lubanan shacabkeeda la laayo intaas iyo kabadanba waxey cadeeneysaa in lagu dhaqmaayo xeerka duurka " in midba midka uu ka awod badanyahy uu weraro maxey anaga inoogu dhigantahy jinsiga somalia ee ku nool geska africa. somalia waxey ood wadag yaihhin ama daris dalal aan muslim aheyn kana tira badan population ahaan
1. Etheiopia tirada dadkeeda waxey sameyneysaa kor ukac badan dhaqalo yari ba,an wey heysaa kumana qanacsano deegan ahaan mesha eey dagan yihhin oo waa landlocked tasina waxey ku kalifeysaa inee noqdan sida biyo kuku soo fatahay oo aan la,iska qabani karin
somalia nusqan ahaan wali magarin isku filnasho siyasaded uma xirna xududaheda qanaco kama dhax jirto mamulada iyo dowlada dhaxe intas ba waxey marqaati utahy iney somalia u diyarsanen lolanka xoog isku shegashada ku dhisan ee ka jira calamka ku nolnahay