maxey inoogu dhigantahy inaan ku baraarugi weyno isbadalada aduunka ka socda ee awood sheegashada ah
maxey inoogu dhigantahy inaan ku baraarugi weyno isbadalada aduunka ka socda ee awood sheegashada ah
maxey inoogu dhigantahy inaan ku baraarugi weyno isbadalada aduunka ka socda ee awood sheegashada ah maxaa loo arki la,yahay siyaasi eey dhaman ku medeeysan yihiin shacab weynaha somaliyed. intaba waa su,aalo iyaab gal
aduunka heer waxa uu marayaa loo nolada sida Jungle low oo ah" sharciga duurka" dalkasta mida uu ka awood badan yahay inuu ku duulo maxaa keenay in Russia uu ku duulo ukrain sidoo kale maxaa keenay in America uu midle east uu ka sameeysto wax walbo oo maskaxdiisa ku soo dhacdo oo yiraahdo dadka phalastin waxaan urareena dalal kale maxaa keenay in lubanan shacabkeeda la laayo intaas iyo kabadanba waxey cadeeneysaa in lagu dhaqmaayo xeerka duurka " in midba midka uu ka awod badanyahy uu weraro maxey anaga inoogu dhigantahy jinsiga somalia ee ku nool geska africa. somalia waxey ood wadag yaihhin ama daris dalal aan muslim aheyn kana tira badan population ahaan
1. Etheiopia tirada dadkeeda waxey sameyneysaa kor ukac badan dhaqalo yari ba,an wey heysaa kumana qanacsano deegan ahaan mesha eey dagan yihhin oo waa landlocked tasina waxey ku kalifeysaa inee noqdan sida biyo kuku soo fatahay oo aan la,iska qabani karin
somalia nusqan ahaan wali magarin isku filnasho siyasaded uma xirna xududaheda qanaco kama dhax jirto mamulada iyo dowlada dhaxe intas ba waxey marqaati utahy iney somalia u diyarsanen lolanka xoog isku shegashada ku dhisan ee ka jira calamka ku nolnahay
1: shacabka somaliyed waxeey u xanqal tagayeen mudo 30 sano kadib ah dowlada awoodeysatay oo leh ciidan iyo cudud,ba sida kuwa geeska africa waxa aminsanahy iney somali aysan hesan guuto ciidan oo leh cudud dhameytiran iyo heybad sharfan oo hadii eey lahani laheed uma aysan garab wacani laheed dadka deeganka (qaba,ilo) weey jiraan ciidan badan oo somaliyed lkn majiraan ciidamadii loogu magacdaray HARAMACAD,GORGOR,GASHAAN oo filasho awood laga qabay iyo in eey somali heshay ciidan la wareegi karo amniga dalka
2: Shacabka somaliyed waxe sugayeen in laga maarmi karo ciidamada shisheeye oo horay madaxwene hasan sheikh u sheegay in bisha kowad ee sanadka 2025 uu kabixi doono kuwooda ugu dambeyo taasi maxaa ka dhashay in maanta iyaga lasiisiyadiyo kuwo kale oo turki iyo dalal kale lageeno Shacabkii markas sugaaye kamaranka ciidamo shisheeye oo aan aniga ku jiray manta waxaan maciinsaneena in eey nala sii joogan oo waxaa cabsi laga qabaa in shabaab eey lawareegan caasimada lakin aniga ma,aminsani in eey lawareegi karan sawabtoo ah shabab waxaa lala dagalamay lagana saray casimada malin aan manta ka awood yareen
YAAN EDEYNAYAA OO AAN USARAYA JABKA DHAMN CIIDANKA IYO TALO XUMADA DALKA MA SARAKISHA CIIDANKA AMA MASULIYIINTA TALADA HAAYO
1: si kooban waxaan dhamn jabka cidanka usoo jedinaya Madaxweyne hasan sheikh oo dadku uyaqanin dalxureye malaga fikiray markii la bixinaayey dalxureeye mise
hadaba sawabta aan eeda dusha ugu saraayo madaxweynaha waa in aan malin madaxweynaha usan uciqaabin masuliyad daradaas qof ama aan waxba la,isga weydiini geerida askarta iyo furashada hubka
"waxyalaha yaabka igu dilo markan soo xasusto waa ceeldheer oo dagaal ka dhacay oo ay alshabab la wareegtay oo askar badan ku geeriyooden sidoo kale dagaalo qabail oo isla malinkas dalka ka dhacyey oo dad badan ku geriyoday ayuu wuxuu safar isaga baxay Switzerland madal aay kasoo qeyb galayeen Wax udhigma agasimayal oo anan eheen madal ka muhiinmsan xalada markas dalka ka jirtey safarkiisa lacagta ku baxday waxee daweyni karta dhaman ciidamadas xaladas oo kale soo lama rabin in uu dalka ku sugnaado oo uu xaliyo dagalada qabilada dhaxdoo ah mida alshabab isla xisaabtam lahelo intas musan sameynin
Maxey ku amanan yihhin sarakisha ciidanka oo ugu horeeyo taliyaha ciidanka somaliyed Odawaa yusuf raage waxey dalka ugu shaqeynayaan marxalad uu hogamiyaha dalkas anan laqabin waxey ubareeran deegan midka uu ka daran yahy iyaga oo aanan laheen jiheen iyo garab istaag saxan
1: waxeey moral ahaan is dareen sinayaan inee yihiin kuwa awooda leh kana awood badan cidamadii qarashka iyo waqtiga lagaliyey balse ma.ahan mida runta ah
2: waxeey gulufkaas aan qorshaha laheen ka dhefeen hubka ciidamada iyaga oo furtay hubka ugu badan ee ciidanka
3: sidoo kale waxey cabsigalin iyo adeecid qasab ah ku kordhinaayan dadka shacabka aan tabacsaneen fikirkooda oo ku sugan deganada eey heystaan
MAXEY UGU DHIGANTAHY SHACABKA KU NOOL DEEGANADA EEY AL SHABAB HEYSTAAN
1: waxe ayagana udhinten moral ahaan sawabto ah dowladii dhulkas qabsata si fudud ayaa looga celinayan kadib ayagana waxaa lagu ciqaabaya la macamilka eey lamacamileen dowlada waa kuwa yar ee fikirka dowlada tabacsanee
Ugu dambentii wixii qalad ah oo kayimada qoralkan waxan u,ahay bilaadan sidoo kale waxaan halkaan kusoo gudbiyey fikrada aan ka heesto waxa dhacayo iyo hogaanka talada haayo waxaan aminsanahay madaxweyne hasan sheikh uu eheen qofka saxda ee soamli aan rabno lajanqaadi karin sawabto dabcigiisa ku dhisan daneeysiga iyo aragti la,aanta