Waa maxay xiriirka ka dhaxeeya jabka ciidamada somaalia Iyo Hogaanka talada haayo
Somalia waxey bilawday guluf daagl oo dalka loogu xoreeynayo Argagaxisada Alshabab Mudo sadax sano kahor. Madaxweynha talada haayo uu ku qaatay magaca dalxoreeye
Hadaba sidee udhaceen in dowlada lawareegto qeeybo badan oo kamid ah gobolada hiiran, shabeelada dhaxe iyo galgaduud hadaba lawareekida dhaman qeybo weyn oo kamid ah goboladaas maxey kafaa,iday? waa waxba lama orani karo waxey nusqaan galisay awooda argagaxisada oo ciidan iyo cudud ayee kuleeysay sawabto ah majirin dowlada somali deegan ama degmo eey dagaal kula wareegtay dhaman meelaha eey la wareegtay Alshabab Ayaga ayaa Isaga baxay taasi waa waxyabaha lagu garani karo urur jabhadeed. Hadaba maheyno wax faa,ido oo ay dowlada somalia kala soo labatay dagaalkas
maxey yihhin qasarada ugu weyn ee laga dhaxlay dagaal aan loo tabaabashesan iyo hoogan aan ucarbisneen la dagalanka argagaxisada
ugu horeen dowlada somalia waxey ku lumisay dhaman dagaladas sarakiil kuwooda ugu muhiimsan aan isla eegno sarakishaas
Galcad oo ah deegan ku yaala galgaduud waxaa ku geeriyoday sargaal xigeenka Cidamada Danab Hasan tuure iyo ciidamo badan oo uu watay meshas dowladu waxey ku weysay qeyb badan oo cidamo danab ah
jeexjex oo ah deegan ku yaala galgaduud waxa ku geriyooday gashaanle Cabdi maxamed xasan (suulnuuge) weey ka kadisan tahay dhaman geerida sarakisha kale waxaa aminsanahay inuu dayac uu dhintay dagaal barbilowgiisa ayaa dhawac xabad soo gaaray mehelin gurmad degdeg ah oo cidamada somali malahan Askar cafimaad ama looma helin diyarad dhawaciisa goob cafimaad ula cararta
Basra oo ah meel udhow muqdisho waxaa ku geriyooday Farxaan qaroole oo aha taliyaha booliska gobalka banaadir isna waxuu geeriyooday bilaabashada gulufka oo ku dhawaqay dalxureeye
coosweyne oo ah deegan ku yaala galgaduud waxaa nolol iyo geeri lagu waye muqtar xasan tifoow shaahmacabe oo watay ciidan aan umaleynayo inuu magacooda aha cali ibnu abii daalib geerida meshaas ka dhacday askarta waxee garaayen wax kor udhafayey 300 boqol oo ciidan ah ma,ahan wax yar mana jirto uruur argagaxiso oo ciidan dowladed intas ka dilly
shabeelada hoose isna waxaa ku geeriyooday liiban Golcad oo aha aban dulaha ciidam police militario asna waxuu raacay guluka dagaal ee bilaawday
Aadan yaab oo ah degmo ku taalo shebelada dhexe waa isna ku geeriyooday ismaciil tuuryare oo ahaa laba xidigle iyo abandulaha ciidan asna waxaa la geriyooday askar badan
intaas waxee ahayin saraakisha ugu horeeso ee lagu xasuusanayo gulufka uu ku dhawaqay Madaxweyne hasan sheikh sidoo kale waxaa jiro saraakil badan oo dalka waye
waa sax dhaman sarakisha waxe ahayen kuwo ubareerey geeridas balse waa qasab inan ka xumaano sida fudud ee u geeriyoden dhamntod waxey ahyeen sarakiil da,dooda ay ka yartahay 45sano oo ay awoodi kareen inee usii shaqeeyan dalka
dhaman geeridas saraakisha iyo ciidamo garayo kumanaan oo uu dalka waye waa sidee gulufkii dagaal ee bilaawday sadax sano ka hor|? iyo dagaanidii laqabtay maanta oo ah tariiqda 20 april 2025 kaliya labo degmo ayaa kacanta dowlada ku haray oo kala ah xarardheere iyo ceeldheer oo aan aminsanahay hadii ay dowlad ay dib ubabul dagaal eeysan sameynin in ayagana lawaayi doono
dhaman dadka ka hadla arimahaan dagaalka waxaa la,isku raacsanyahay in lagu jabay dagaal ka uu ku dhawaqay madaxweyne hasan sheikh
MAXEEY INOOGU DHIGANTAHAY SHACAB AAHN DAGAALKA IYO GULUFKA IYO JABKA CIIDANKAS
1: shacabka somaliyed waxeey u xanqal tagayeen mudo 30 sano kadib ah dowlada awoodeysatay oo leh ciidan iyo cudud,ba sida kuwa geeska africa waxa aminsanahy iney somali aysan hesan guuto ciidan oo leh cudud dhameytiran iyo heybad sharfan oo hadii eey lahani laheed uma aysan garab wacani laheed dadka deeganka (qaba,ilo) weey jiraan ciidan badan oo somaliyed lkn majiraan ciidamadii loogu magacdaray HARAMACAD,GORGOR,GASHAAN oo filasho awood laga qabay iyo in eey somali heshay ciidan la wareegi karo amniga dalka
2: Shacabka somaliyed waxe sugayeen in laga maarmi karo ciidamada shisheeye oo horay madaxwene hasan sheikh u sheegay in bisha kowad ee sanadka 2025 uu kabixi doono kuwooda ugu dambeyo taasi maxaa ka dhashay in maanta iyaga lasiisiyadiyo kuwo kale oo turki iyo dalal kale lageeno Shacabkii markas sugaaye kamaranka ciidamo shisheeye oo aan aniga ku jiray manta waxaan maciinsaneena in eey nala sii joogan oo waxaa cabsi laga qabaa in shabaab eey lawareegan caasimada lakin aniga ma,aminsani in eey lawareegi karan sawabtoo ah shabab waxaa lala dagalamay lagana saray casimada malin aan manta ka awood yareen
YAAN EDEYNAYAA OO AAN USARAYA JABKA DHAMN CIIDANKA IYO TALO XUMADA DALKA MA SARAKISHA CIIDANKA AMA MASULIYIINTA TALADA HAAYO
1: Si kooban waxaan dhamn jabka cidanka usoo jedinaya Madaxweyne hasan sheikh oo dadku uyaqanin dalxureye malaga fikiray markii la bixinaayey dalxureeye mise
hadaba sawabta aan eeda dusha ugu saraayo madaxweynaha waa in aan malin madaxweynaha usan uciqaabin masuliyad daradaas qof ama aan waxba la,isga weydiini geerida askarta iyo furashada hubka
"waxyalaha yaabka igu dilo markan soo xasusto waa ceeldheer oo dagaal ka dhacay oo ay alshabab la wareegtay oo askar badan ku geeriyooden sidoo kale dagaalo qabail oo isla malinkas dalka ka dhacyey oo dad badan ku geriyoday ayuu wuxuu safar isaga baxay Switzerland madal aay kasoo qeyb galayeen Wax udhigma agasimayal oo anan eheen madal ka muhiinmsan xalada markas dalka ka jirtey safarkiisa lacagta ku baxday waxee daweyni karta dhaman ciidamadas xaladas oo kale soo lama rabin in uu dalka ku sugnaado oo uu xaliyo dagalada qabilada dhaxdoo ah mida alshabab isla xisaabtam lahelo intas musan sameynin
Maxey ku amanan yihhin sarakisha ciidanka oo ugu horeeyo taliyaha ciidanka somaliyed Odawaa yusuf raage waxey dalka ugu shaqeynayaan marxalad uu hogamiyaha dalkas anan laqabin waxey ubareeran deegan midka uu ka daran yahy iyaga oo aanan laheen jiheen iyo garab istaag saxan
MAXEY UGU DHIGANTAHY ALSHABAAB GULUFKA GUUL DAREESTAY
1: waxeey moral ahaan is dareen sinayaan inee yihiin kuwa awooda leh kana awood badan cidamadii qarashka iyo waqtiga lagaliyey balse ma.ahan mida runta ah
2: waxeey gulufkaas aan qorshaha laheen ka dhefeen hubka ciidamada iyaga oo furtay hubka ugu badan ee ciidanka
3: Sidoo kale waxey cabsigalin iyo adeecid qasab ah ku kordhinaayan dadka shacabka aan tabacsaneen fikirkooda oo ku sugan deganada eey heystaan
MAXEY UGU DHIGANTAHY SHACABKA KU NOOL DEEGANADA EEY AL SHABAB HEYSTAAN
1: Waxe ayagana udhinten moral ahaan sawabto ah dowladii dhulkas qabsata si fudud ayaa looga celinayan kadib ayagana waxaa lagu ciqaabaya la macamilka eey lamacamileen dowlada waa kuwa yar ee fikirka dowlada tabacsanee
Ugu dambentii wixii qalad ah oo kayimada qoralkan waxan u,ahay bilaadan sidoo kale waxaan halkaan kusoo gudbiyey fikrada aan ka heesto waxa dhacayo iyo hogaanka talada haayo waxaan aminsanahay madaxweyne hasan sheikh uu eheen qofka saxda ee soamli aan rabno lajanqaadi karin sawabto dabcigiisa ku dhisan daneeysiga iyo aragti la,aanta